Dhegeyso:- Dagaalo Ka Dhacay Degmada Xudur ee Gobolka Bakool

0
63

DagaalWararka inaga soo gaaraya Gobolka Bakool ayaa sheegaya in dagaal culus uu saaka waabarigii hore ka dhacay deegaanka Garas-weyne iyo Moora-Gaabey oo ku dhow degmada Xudur.

Taliyaha Ciidamadda Koonfur Galbeed Ee Deegaankaasi Cabdulaahi Sheikh Maxamed ayaa sheegay in dagaalka ka dhacay deegaanka Garasweyne uu socday muddo saacad ka badan, isla markaana lagu soo qaaday ciidamada oo difaacyadooda ku jiray, isla markaana ay khasaare xoogan u geysteen Al-Shabaab.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Ciidanka Xudur

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Ciidanka Xudur Mobil