Dhegeyso:- Gudoomiyaha Deegaanka Mareerey oo ku Eedeeyey Isbaarooyinka Gobolka Shabelaha Hoose Dowlada Federalka iyo Maamulka Shariif Xasan

0
93

MareereyGuddoomiyaha deegaanka mareerey Sayid Mayow Maaseey oo la hadlayey warbaahinta ayaa sheegay in weli ay dhibaato ku qabaan dadka shacabka ah isbaarooyinka aan xadka laheyn ee yaala gobola taasoo uu sheegey iney raali ka yihiin dowlada federalka iyo maamulka shariif xasan.

Hadalkii gudoomiyaha waakan ee nala dhegeysta,

Gudoomiyaha Marerey

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Gudoomiyaha Marerey Mobil