Aqriso:-Idaacada VOA Oo Laga Joojiyey Iney Ka Howlgasho Puntland

0
58

puntlandQoraal ka soo baxay wasaaradda warfaafinta maamul gioboleedka Puntland, ayaa lagu joojiyay shaqada Idaacadda VOA-da ka hayso deeganada Puntland.

Qoraalka ayaa lagu xusay in laanta Afka Somaliga VOA-da baahisay warar aan sal iyo raad lahayn, kuwaasi oo dhaawac u gaysanaya sumcadda iyo dowladnimada Puntland.

Idaacadaha FM-yada ah ee baahiya ayaa lagu amray inay joojiyaan tabinteeda inta eedaymaha VOA-da loo gudbinayo Maxkamadda, waxaana Gudoomiyaasha gobollada iyo taliyaasha la faray inay xil iska saaraan hawshaasi.

waraaq voa