Wararka inaga soo gaaraya degmada mahadaay ayaa sheegaya in dadkii ku nolaa Magaladaas ay bilaabeen in ay ka Barakacaan degmada kadib markii xafadaha ay biyo badan buux dhafiyeen.
Gudoomiyaha degmada mahadaay Axmed Xuseen Afarax oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in xafadaha wabiga dhica bari ka xiga ay biyo qadeen sido kale waxa uu sheegay in Goobihii dadku ay ku keysan jireen Rashinka ay biyo qadeen.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
barakac ka bilowdey mahadaay mobil
