Dowladda Kenya ayaa la sheegayaa in ay bur burn ku heyso halka uu marayay Sohdinta ay la wadaagto Soomaaliya ee uu sameeyay Gumeysigii ingiriiska iyo Talyaaniga.
Nabadoon Idiris Adan oo ka mid ah Odayaasha Balad-Xaawooo la hadley Warbaahinta ayaa sheegay in Kenya bur burinta Sohdinta ay ka waddo ay muujineyso in ay jeexeyso ilaa Jasiiradda Lamu,taas oo ay ku dooneyso in ay isla ekeysiiso Xadka Berriga iyo midka badda ee uu hadda muranka kala dhaxeeyo Soomaaliya.
Hadalkii Nabadoonka waakan ee nala dhegeysta
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
