Dhegeyso:-Faah Faahin Dheeri Ah oo Kasoo Baxey Qaraxii Maanta Shariif Xasan Lagula Beegsadey Deegaanka Carbiska

0
214

qaraxFaahfaahin dheeri ah oo kasoo baxaeysa weerar shariif xasan lagula beegsadey ayaa la sheegayaa in ay aheyd laba qarax isagoo socdaal safar ah ku tegey degmada afgooye.

Qarax hore ayaa ka dhacay deegaanka Carbiska gaar ahaan halka loo yaqaano Bood-boodka,oo ay ku socdaalayeen Wafdiga Shariif Xasan Sheikh,balse waxaa la sheegey in qaraxaasi uu dhibaato kasoo gaarey dad shacab ah oo wadadaas maraayey.

Mid ka mid ah maamulka gobolka shabeelaha hoose oo laga wareystey dhacdadan ayaa hadalkiisa waxaa ka mid ahaa.

Qaraxii shariif xasan

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Qaraxii shariif xasan mobil