Kolonyo ciidamada Amison oo galbineysey shariif Xasan Sheekh aadan ayaa waxaa qarax lagula beesadey wadada u dhexeysa afgooye iyo xamar gaar ahaan halka loo yaqaan calamada, Kolonyadan oo kasoo ambabaxdey degmada afgooye halkaas oo ay xilkaga kaga so qaadeen gudoomiyihii hore ee gobolka cabdulkhadir siidi wexeyna ku sii socdeen magalada muqdisho.
Wixii kasoo kordha dib ayaan idiinkaga soo sheegi doonaa saacadaha soo socda
