C/qaadir Siidi oo in mud ah ahaa gudoomiyaha gobolka shabeelaha hoose ayaa dadiiqado ka hore xilka looga xayuubiyey degmada afgooye.
Cabdullkhadir Siidi aya lagu bedeley ninka lagu magacaabo Ibraahin Adan Cali oo la sheegey in uu kasoo jeedo beesha Gare.
Taariikh nololeedka gudoomiyaha cusub dib ayaan idinkaga soo sheegi doonaa

waan soo dhaweynayaa Gudoomiya cusub ee Gobolka shabeelaha hoose aad iyo aad ayaan usoo dhaweynayaa ibraahiim cali waxaan filayaa in uuu wax kaqaban dooono dhibaatada kataagan shabeelaha hoose waa idin salaamay shaqaalahaa daadeet.com
Isbedelka la sheegaayo waa kut ka guur oo ganje u guur wax macno ah uu sameynaayo majiraan
Comments are closed.