War Deg Deg Ah:-Xaflada Xil Ka Qaadista Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha hoose Oo Hada Ka Bilaabatey Hoolka Shirarka Degmada Afgooye

0
86

breaking-nHoolka shirarka degmada afgooye ayaa kol dhaweyd waxaa ka bilowdey xafladii xil ka qaadista gudoomiyaha gobolka shabeelaha hoose C/qaadir Siidi, halkaas oo ay kju kulansan yihiin dhamaan masuuliyiinta maamulka gobolka shabeelaha hoose iyo kan degmada afgooye iyo weliba shariif xasan.

Wixii soo kordhaa dib ayaan idinkaga soo sheegi doonaa