Warar inaga soo gaaraya ilo lagu kalsoon yahay oo ku sugan magalada muqdisho ayaa sheegaya in daqiiqadaha soo socda xilka laga xayuubin doono gudoomiyaha gobolka shabeelaha hoose Cabdullkhadir Siidi oo in mudo ah ku fadhiyey xilkaasi.
Xilkaasi ayaa la sheegayaa in loo magacaabi doono nin asna lagu magacaabo Ibraahin Najax oo isna kasoo jeda beesha Gare.
Wixii soo kordhaa dib ayaan idinkaga soo sheegi doonaa
