Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:-Masuul Ka Tirsan Maamulka Degmada Afgooye oo Sheegey In Buundada Degmada Dayactir Lagu Sameyn Doono

                Madaxa arimaha bulshada degmada afgooye Cabdullahi Xasan oo sheegey in dhawaan ay dayactir kuu sameyn doonaan buundada degmada afgooye ayagoo kala kaashanaya maamulka gobolka...

Dhegeyso:-Gudoomiyaha Degmada Qoryooleey oo Sheegey In Degmada Bandow Lagu Soo Rogey

Guddoomiyaha Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeellaha hoose Max’ed Xaaji Cismaan oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in Degmadaasi lagu soo ragay bandow Xilliga Habeenkii...

Dhegeyso:-Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo Sheegey In Askata Amisom Ay wadanka Heysato

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya looga fadhiyo in ay kala saarto awoodaha Saraakiisha...

Dhegeyso:-Gudoomiyaha Degmada Afgooye oo Aan Ka Wareysaney Weerarkii Xaley Ka Dhacay Degmada Afgooye

Si aynu wax uga ogaano weerarkii ay alshabab habeekii xaley ka geysatey degmada afgooye waxaan qadka telfoonka ku tiigsaney gudoomiyaha degmada afgooye Cabdi qani...

War Deg Deg Ah: Dagaalkii oo kusii Fidey Guud ahaan Degmada Afgooye

Wararka aynu ka heleyno degmada afgooye ayaa waxaa ay shegayaan in dagaalkii uu kusii fidey degmada oo dhan hub waaweyna la isku isticmaaley. Ilaa iyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img