Si aynu wax uga ogaano weerarkii ay alshabab habeekii xaley ka geysatey degmada afgooye waxaan qadka telfoonka ku tiigsaney gudoomiyaha degmada afgooye Cabdi qani Yusuf isagoo ku sugan degmada afgooye.
Wareysigiisana waxaa uu u dhacay sidan.
Gudomiyaha Degmada Afgooye Cabdiqani Yuusf
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Gudomiyaha Degmada Afgooye Cabdiqani Yuusf MObil
