Daawo Sawir uu Amiin Ka Sameeyey Haweenka Somaaliyeed ee Loo Dhoofinaayo Dalka Sacuudiga

0
120

Amin camirAmiin camir ayaa maanta sawirkisa waxaa uu kusoo badhigey hishiiskii dhoofinta gabadhaba somaliyeed ay wada gaareen madaxweyne xasan sheekh iyo dalka sacuudiga, Taasoo sida aan la wada socono amaba aan warbaahinta qaar ku aragney in si arxan daro ah loo galo gabadha somaliyeed dowlada federaalkana aysan weli ka hadlin.

Bal nala arka sawirka amiin iyo waxa uu ka hadlaayo.

dhoofinta_du