Dhegeysiga Codadka

War Deg Deg Ah Dhegeyso Dagaalkii Degmada Afgooye oo Xoogeystey iyo Xabadaha oo si daran Doori u Dhacaya

Daqiiqado ka hor ayey aheyd kolkii uu dagaalka ka bilowdey degmada afgooye ayadoo ilaa iyo hada aan la ogeyn dagaalka dadka uu u dhexeeyo. Nala...

Dhegeyso:-Michael Keating oo Sheegey Inuu Taageeri Doono Go,aanada Ay Gaartey Dowlada Federaalka

Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating oo saxaafada kula hadlayay magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ayaa ka hadlay kala...

Dhegeyso:-Gudoomiyihii Hore ee Degmada Marka Maxamed Cusmaan Yariisow oo Gurigiisa La Weerarey

Gudoomiyihii hore ee magaalada Marka Maxamed Cusmaan Cali Yariisow oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in kooxo Mooryaan ah oo ka amar qaata Kaaba...

Dhegeyso Shariif Xasan oo Baaq u Direy Dhalinyarada Ku Jirta Alshabab

Shariif xasan oo warbaahinta la hadlayey ayaa fariin u direy dhalinyarada ka mid ah alshabab isagoo sheegey in hadii ay soo laabtaan kuna soo...

Dhegeyso:-Dil Xaley Loogu Geystey Degmada Afgooye Haweeney Ka Tirsan Dadka Deegaanka

Waxaa xaley degmada Afgooye ee gobolka Shabelaha Hoose dil loogu geestay haweeneey ka mid aheyd dadka degmadaasi ku nool oo lagu magacaabo Farxiyo. Dilka waxaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img