Wararka aynu ka heleyno degmada afgooye ayaa waxaa ay shegayaan in dagaalkii uu kusii fidey degmada oo dhan hub waaweyna la isku isticmaaley.
Ilaa iyo hada lama oga dadka uu dagaalka u dhaxeeyo taasna dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa maadaama degmada ay hada tahay xili dambe wariyeyaasha inoo soo tebinayana ay guryahooda ku jiraan.
Nala dhegeysta sawaxanka xabadaha.
