Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:Xildhibaan Goodax Bare oo Saluugsan Qaabka uu U Socdo Shirka Maamul u Sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe

Xildhibaan Goodax Bare oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa rajo xumo ka muujiyya Shirka Maamulka loogu sameynayo Gobolada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe. Xildhibaan Goodax ayaa...

Dhegeyso:Taliyaha Ciidanka Bolisska Gobolka Banaadir oo Shacabka Ugu Baaqey Iney Qaataan Warqada Kaarka Aqoonsiga

Taliyaha ciidanka boliiska gobolka banaadir Cali Xersi 'Cali Gaab' oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in qof kasta oo ku nool magalada muqdisho looga...

Dhegeyso:Xukuumada Federaalka oo Sheegtey In Bil Gudaheed Lagu Soo Dhisi Doono Maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe

Xoghayaha joogtada ah ee wasaarada arimaha gudaha Yaxye Cali oo la hadley warbaahinta ayaa maantaa sheegey in mudo bil gudaheeda ah lagu soo dhisi...

Dhegeyso Gudoomiyaha Gudiga Dhismaha Cisbitaalka Deegaanka Aw Cusmaan oo U Mahad Celiyey Golaha Aqoonyahanada Wanleweyn

Gudoomiyaha gudiga dhismaha cisbitaalka deegaanka Aw Cusmaan ee degmada wanleweyn Sheekh Siidow Abuukar Kalbaaw oo maanta warbaahinta la hadley ayaa u mahad celiyey ururka...

Dhegeyso Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Hadley Qaraxii Maanta ka Dhacay Xarunta Tarafikada

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadley warbaahinta ayaa ka hadlay qaraxii saakay ka dhacay xarunta ciidanka ilaalada wadooyinka ee magaalada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img