Taliyaha ciidanka boliiska gobolka banaadir Cali Xersi ‘Cali Gaab’ oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in qof kasta oo ku nool magalada muqdisho looga baahan yahay inuu qaato warqada aqoonsiga isagoo intas ku darey qofkii qaadan waayey in sharciga la hor keeni doono.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Taliyaha Cidanka Boliska Banaadir
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Taliyaha Cidanka Boliska Banaadir Mobil
