Dhegeyso:Xildhibaan Goodax Bare oo Saluugsan Qaabka uu U Socdo Shirka Maamul u Sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe

0
113

Xildhibaan Goodax Bare oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa rajo xumo ka muujiyya Shirka Maamulka loogu sameynayo Gobolada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe.

Xildhibaan Goodax ayaa Xusay in qaabka ay wax u socdaan hadda ay muujineyo in Shirkaasi uu dib uga dhaco waqtigii loogu talo galay in lagu soo afjaro.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Goodax Bare

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Goodax Bare Mobil