Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose ayaa maalintii shaley banaanbax balaaran oo looga soo horjeeday Maamulka Shariif Xasan.
Qaar ka mid ah dadka dibad baxa dhigayey ayaa watay boorar ay ku qoran yihiin Ereyo ay kaga soo horjeedaan maamulka Shariif Xasan, waxayna socod dheer ku soo mareen wadooyinka kala duwan ee Magaalada.

Waryaadahay ma joogtaan shariifkaani la mid maaha heelimeysaan haddii samada aadaan war ma joogtaan afgooye waan wa wadaagna qoola sheegata inasan jirin xoolaheenna dhanba meeha noo taale aare haddii xoog noo sheegtaan waan is arkeenna (.)
Comments are closed.