Waxaa maanta magaalada Kismaayo si weyn loogu soo dhaweeyay Suldaanka Beesha Tuni Suldaan Fiqi Axmed Fiqi oo maalmihii ugu danbeeyay safari dalka dibadiisa ku maqnaa.
Suldaan ayaa Garoonka magalada kismaanyo si diiran ugu soo dhaweeyey Bulshada reer kismaanyo iyo Waxgaradka kasoo jeeda gobolada uu ka arimiyo maamulka Axmed Madoobe.
