Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso Wakiilka Igad U Qaabilsan Arimaha Somaliya oo Runta U Sheegey Somalida

Wakiilka IGAD ee arimaha Soomaaliya Maxamed Cabdi Afeey ayaa sheegay in somalida rabaa hadey hagaajiyaan dalkooda uu hagaagi doono hadii aysan rabina aysan jirin...

Dhegeyso: Gudoomiyihii hore ee Degmada Marka oo Ka Hadley Sababtii Ka dambeysey Ciidamadii Shaley Ka Baxay Degmada Marka

Gudoomiyihii hore ee degmada Marka Maxamed Cismaan Yariisow oo warbaahinta la hadlay xaaladda degmada Marka ee gobolka shabeelaha hoose. Gudoomiye Yariisow ayaa sheegay in ciidamadii...

Dhegeyso Gudoomiyaha Degmada Garbahaareey oo Sheegey In Ciidamo Itoobiyaan Ah Ay Jir Dil u Geysteen

Gudomiyaha degmada garbahaareey ee gobolka gedo Nuur Sheekh Maxamed oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in ciidamada ee ku sugan degmada garbahaareey ay jir...

Dhegeyso Ciidamadii u Abaabulnaa Qaab Beeleedka oo Maanta isaga Baxay Magalada marka

Wararka inaga soo gaaraya magalada marka ayaa sheegaya in halkaasi isaga bexeen ciidamadii ku labisneyd dareyska dowlada ee ku sugneyd magalada marka. Ciidamada Ayaa dhamaan...

Dhegeyso Gudoomiyaha Deegaanka Mareerey oo Ka Waramey Weeraro Xaley Ka Dhacay Deegaanka

Gudoomiyaha Degaanka Mareerey ee gobolka Sh.hoose Sayid Baale Mayow oo Wereysi gaar ah siiyay Warbaahinta ayaa sheegay in ciidamada AMISOM saakey duqeymo ba’an ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img