Dhegeysiga Codadka

Dhegayso..Suldaanka Beesha Carmo oo eedayn u jeediyay Dowlada Soomaaliya

          Suldaanka Beesha Carmo Suldaan Maxamed Carmo Maxamed oo nala soo xiriiray ayaa sheegay in xuquuqdoodii ay ku lahaayeen masraxa Siyaasada dalka laga Afduubtay Suldaanka Beesha...

Dhegayso..Beesha Caalamka oo Baarlamaanka Fedraalka ku Cadaadinaysa inuu meel mariyo heshiiskii DF iyo MP

            Beesha Caalamka ayaa cadaadis ku saaraysa baarlamaanka Soomaaliya inaysan caqabad ku noqon doorshada sanadkaan ka dhacaysa dalka, xili baarlamaanka ay gacanta ku haayaan qorshaha doorshada ee...

Dhegayso..Reer Hargaysa oo maanta waraabe hilibkii isku buurtay

            Reer Hargaysa oo maanta waraabe hilibkii isku buurtay kadi kolkii magaalada lagu dilay Waraabe Warar kale waraabo

Dhegayso Wararka Wadajirradio Atlanta.

            Dhegayso Wararka Wadajirradio Atlanta. Dhegayso Wararka Wadajirradio Atlanta.

Dhegeyso Madaxweynaha Dowlada Federaalka o mar Kale Cafis u Fidiyey Dhalinyarada Kasoo Baxeysa Alshabab

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale cafis u fidiyay Dhalinyarada ku jirta Al-Shabaab. Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa. Xasan Sheekh Halkan hoose kaga...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img