Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:Wasiirka Wasaarada Haweenka oo Baarlamaanka Ka Codsatey In La Meel Mariyo Sharciga Ka Hortaga Xadgudubka Loo Geysto Haweenka

Wasiirka wasaarada haweenka iyo xuquul insaanka dowladda Soomaaliya Sahro Maxamed Cali Samatar oo la hadashay warbaahinta ayaa sheegtay in loo baahan yahay in sida...

Dhegeyso Taliyaha Ciidanka Boliiiska Somaliyeed oo Ganacsatada Ugu Baaqey Iney Ka Qeyb Qaataan Dayactirka Saldhigyada

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya General Maxamed Sheekh Xasan “ Xaamud” ayaa ganacsatada Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan dhismaha Saldhigyada burbursan ee...

Dhegeyso Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Mahad Cabdalla Cawad oo Sheegey In La Dedejiyo Dib u Egista Dastuurka

Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la dadajiyo dib...

Dhegeyso Maamulka Shabeelaha Hoose oo Wax Laga Xumaado ku Timamey Duqeynta Laga Geysto Gobolka Shabelaha Hoose

Gudoomiye ku xigeenka dhanka aminiga ee gobolka shabeelaha hoose Cali nuur oo warbaahinta la hadlayayey ayaa si adag uga hadley qaabka loola dhaqmo gobolka...

Dhegeyso:Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore ee Maamulka Axmed Madoobe oo Soo Dhaweeyey Xil Ka Qaadista lagu Sameeyey

Madaxweyne ku xigeenkii maamulka Axmed madoobe Jeneraal Cabdilaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag)Jubbaland, ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo maamulka cusub ee uu magacaabey Axmed Madoobe. Hadaladiisiina...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img