Dhegeysiga Codadka

Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta

      Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta

Dhageyso Shacabka Degmada Baledweyne oo Ka Cabanaaya Fatahaada iyo Gaajada Ka Jirta Gobolka

Iyadoo Wabiga Shabeelle uu fatahaad ku sameeyay xaafado ka tirsan magaalada Beledweyne ayaa shacabka ku dhaqan Beledweyne waxa ay qeylo dhaan ka muujiyeen fatahaada...

Dhegeyso:Gudoomiyaha Degmada Baledweyne oo Sheegey in 15 Ruux Gaajo u Dhinteen

Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa maanta sheegay in Xaafadda Howlwadaag ee Galbeedka Magaalada Baledweyne ay Dad gaaraya 15 Ruux ay ugu dhinteen Gaajo kadib markii...

Dhegeyso Wasiirka Arimaha Gudaha oo Kulan La Qaatey Odayaasha ka Qeyb Galaya Shirka Maamul u Sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe

Wasiirka arimaha gudaha dowladda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa la kulmay Odayaasha dhaqanka ee ka qeyb galaya shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo...

Dhegeyso Madaxweynaha oo Xildhibaanada u Sheegey Hadey Tashan Waayaan In Loo Talin Doono

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay kooxaha kasoo hor jeeda heshiiskii ay wada gareen dowladda Soomaaliya iyo maamulada dalka ka jira. Madaxaaweynaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img