Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliyeed oo Fariin u Direy Ciidanka Boliiska Somaliyeed

Taliska ciidanka dowlada federaalka somaliyeed sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa sheegay in xiligaan ciidanka ay isku diyaarinayaan in ay shabaab la galaan...

Dhegeyso Wakiilka Qaramada Midoobey u Qaabilsan Somaliya oo Soo Dhaweeyey Go,aankii Madaxweynaha

Wakiilka qaramada midoobe u qaabilsan arimaha somaliya Michal Keating oo la hadley idaacada VOA ayaa soo dhaweeyey go,aankii uu shaley qaatey madaxweynada dowlada federaalka...

Dhegeyso Xildhibaan Prof Maxamed Cumar Dalxa oo Si Adag Uga Hadley Go,aankii Uu Madaxweynaha Shaley Qaatey

Xildhibaan Prof Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay go’aanka Madaxweyne Xasan Sheekh uu shalay qaatay. Mudane Dalxa ayaa hoosta...

Dhegayso…Madaxweynaha Soomaaliya oo go’aan qar iska tuurnimo ku dhisan ka gaaray doorashada(WARBIXIN)

              Dhegayso…Madaxweynaha Soomaaliya oo go’aan qar iska tuurnimo ku dhisan ka gaaray doorashada(WARBIXIN) Dhegayso…Madaxweynaha Soomaaliya oo go’aan qar iska tuurnimo ku dhisan ka gaaray doorashada(WARBIXIN)

Dhegayso..CASHARKA 30AAD EE KITAABKA ABUU-SHUJAAC

              Kitaabka Abuu-Shujaac waxaana inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka Masjid al-Sunna wa Dacwa ee magaalada Atlanta gobolkan Georgia dalka Mareykan. Dhegayso..CASHARKA 30AAD EE...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img