Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadley warbaahinta ayaa ka hadlay qaraxii saakay ka dhacay xarunta ciidanka ilaalada wadooyinka ee magaalada Muqdisho.
Xasan Sheekh maxamuud ayaa Shabaab ku eedeeyey in beegsadaan meelaha ay dadka Shacabkaa isku yimaadaan iyo xarumaha loogu adeego bulshada hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
