Dhegeyso Faahfaahin Dheeri ah oo Kasoo Baxeysa Qarax Maanta ka Dhacay magalada MMuqdisho

0
152

Qarax ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay magalada muqdisho ayaa lala beegsadey xarunta ufico tarafiko qaraxan ayaa la sheegayaa in uu geystey qasaaro isugu jirta dhimasho iyo dhaawac.

Afhayeenka gobolka banaadir oo ka warbnixiyey qaraxaas hadaladiisa waxaaka mid ahaa.

Afhayeenka Gobolka Banadir

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Afhayeenka Gobolka Banadir Mobil