Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso Faahfaahin Dheeri ah oo Kasoo Baxeysa Qarax Maanta ka Dhacay magalada MMuqdisho

Qarax ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay magalada muqdisho ayaa lala beegsadey xarunta ufico tarafiko qaraxan ayaa la sheegayaa in uu geystey qasaaro isugu...

Dhegeyso Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka oo Sheegey In Dalka uusan Ka Jirin Wax Garsoor ah

Xildhibaan Maxamed Maxamud Axmed “Kulalihi” oo ka mid ah xildhibaannada Baarlamaanka dowlada Federaalka Somaaliya oo ka hadley xaalada garsoorka ayaa sheegey in dalka uusan...

Dhegeyso:Gudoomiyihii Hore ee Maxkamada Oo Aqbaley Xil Ka Qaadistii Lagu sameeyey

Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda sare Ceydiid Cabdulaahi Ilka-Xanaf ayaa sheegay inuu aqbalay xil ka qaadistii uu Madaxweynaha Soomaaliya ku sameeyay 4-tii bishan. Hadaladiisana waxaa ka...

Dhegeyso:Taliyaha Ciidanka Bolisska Magalada Beledweyne oo Sheegey In Amni Darada Ka Jirta Degmada Ay Ugu Horeeyaan Ciidanka Dowlada

Taliyaha Ciidanka Booliska Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan Cali Dhuux Cali Mahad oo warbaahinta kula hadlay Magaalada ayaa sheegay in Falalka Amni daro...

Dhegeyso Gudoomiyaha Maxkamada Maamulka Shariif Xasan Oo Ka Hadley Dacwoonka Lagu Qaado Muqdisho

Maxkamada Maamulka Shariif Xasan, ayaa maanta oo Khamiis ah waxa ay soo saartay awaamiir ku aadan Kiisaska Dacwooyinka ah ee lagu qaado Magaalada Muqdisho...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img