Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso Dagaal Maanta Ka Dhacay Deegaanka Goof gaduud ee gobolka Baay

Dagaal la isku adeegsadey hubka noocyadiisa kala duwan ayaa barqadii maanta ka bilowdey deegaanka goof gaduud ee gobolka baay halkaasi oo ay isku heystaan...

Dhegeyso Maxkamada Ciidanka Qalabka-sida oo 4 Ruux Ku Ridey Xukuno Kala Gedisan

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta waxa ay xukuno ku riday 4 ruux oo Labo ka mid ah ay yihiin Dumar, halka Labada kalena...

Dhegeyso:Taliyaha Ciidanka Taraafikada oo Cabasho Ka Muujiyey Ciidanka Dowlada iyo Masuuliyiinta Dowlada

Taliyaha Ciidamada Taraafikada Soomaaliya Cali Max’uud Cali ayaa ciidamada Dowladda iyo Gaadiidka Mas’uuliyiinta ku eedeeyey ineysan ilaalin sharciga u degsan wadooyinka isla markaasna aysan...

Dhegeyso Cabdifataax Geesey oo Sheegey Ciidamo Beeleedka Faarujiyey Degmada Marka Iney Shacabka Nafta Ku Dhibaan Shacabkana Aysan Ku Xirneyn

Wasiirka Amniga Maamulka Shariif Xasan, C/fataax C/fataax Ibraahim oo la hadley idaacada VOA ayaa u Xaqiijiyay ka bixitaanka ay maanta Magaalada Marko ka baxeen...

Dhegeyso Gudoomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose oo Ka Warbixinaya Weerarkii Xaley Ka Dhacay Xerada Laanta buuro

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelada hoose Ibraahim Aadan Cali (Najax) oo la hadlay warbaahinta ayaa faafaafhin ka bixiyey weerarkii xalay lagu qaaday Xerada Laantabuuro oo ay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img