Wasiirka Amniga Maamulka Shariif Xasan, C/fataax C/fataax Ibraahim [Geesey]oo la hadley idaacada VOA ayaa u Xaqiijiyay ka bixitaanka ay maanta Magaalada Marko ka baxeen Ciidamada beeleedyada ku labisian dareyska dowlada iyo kuwa AMISOM.
Sidoo kale, C/fataax Geeseey ayaa intaas ku daray inaysan illaa hadda waxba ka garanayn sababta ay Ciidanka Dowladda Soomaaliya ka baxaan Magaaladaas, Taasoo uu xusay inay marar badan dhacday, ayna ka geysatay Al-shabaab dhibaatooyin kala duwan.
Hadaladiisana waxaa kamid ahaa.
