Dhegeysiga Codadka

Dhegayso…Shaki weyn oo laga muujinayo qabsoomida doorashada Soomaaliya.

            Inkasta oo goobo iyo waliba wakhtiyo kala gedisan ay madaxda Soomaalidu ka dhawaajiyeen in aanay mudo kordhin jiri doonin ayaa waxaa hadana jira in Shaki...

Dhegeyso;Danjiraha Ururu Gobaleedka IGAD, Maxamed Cabdi Afeey oo Ka Hadley Safarka Uu Ku Tegey Gobolka Bakool

Magaalada Ceel-Barde ee gobolka Bakool waxaa maalin ka hor gaaray Wafdi ka socda dowladda federaalka Soomaaliya, urur goboleedka IGAD iyo sidoo kale Siyaasiyiin Xilal...

Dhegeyso Wasiirka Arimaha Dibada Xukumada Federaalka oo Sheegey In Amisom Ay Dalka sii Joogi Doonto

Wasiirka Arimaha Dibadda ee Soomaaliya oo ka qeyb galayay shirka Arimaha Dibadda wadamada Afrika oo ka dhacay Caasimada Kagame ee dalka Rwanda ayaa sheegay...

Dhegeyso Aqoonyahan Sheekh Nuur Abuukar Qaasin loo La Yeeshey Wareysi Aad u Xiiso Badan

Sheekh Nuur Abuukar Qaasin oo ka mid ah aqoonyahanada kasoo jeeda koonfur galbeed ayaa maalintii shaley waxaa uu wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya...

Dhegeyso Xildhibaan Goodax Bare oo Ka Hadly Halka uu Maraayo Kulanka Maamul u Sameynta Hiiraan iyo Shabelaha dhexe

Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan ay diidan yihiin qaabka ay Dowladdu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img