Dhegeyso Xildhibaan Goodax Bare oo Ka Hadly Halka uu Maraayo Kulanka Maamul u Sameynta Hiiraan iyo Shabelaha dhexe

0
184

Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan ay diidan yihiin qaabka ay Dowladdu u wado dhismaha Maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa

Xildhibaan Goodax Bare