Dagaal la isku adeegsadey hubka noocyadiisa kala duwan ayaa barqadii maanta ka bilowdey deegaanka goof gaduud ee gobolka baay halkaasi oo ay isku heystaan kooxda alshabab, amisom iyo maamulka shariif xasan ooisku dhinac ah.
Mid ka mid ah abaabnduulayaasha dhinaca maamulka shariif oo la hadley warbaahinta hadaladiisa waxaa ka mid ahaa.
