Taliyaha Ciidamada Taraafikada Soomaaliya Cali Max’uud Cali ayaa ciidamada Dowladda iyo Gaadiidka Mas’uuliyiinta ku eedeeyey ineysan ilaalin sharciga u degsan wadooyinka isla markaasna aysan wax hadal ah ka maqlin ciidanka ilaalada wadooyinka.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
