Dhegeyso Maxkamada Ciidanka Qalabka-sida oo 4 Ruux Ku Ridey Xukuno Kala Gedisan

0
290

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta waxa ay xukuno ku riday 4 ruux oo Labo ka mid ah ay yihiin Dumar, halka Labada kalena ay yihiin Rag.

4-ta ruux ee Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ay maanta xukunada ku riday ayaa xafiiska xeer ilaalinta Qaranka horey ugu soo eedeeyay in ay ka tirsan yihiin Shabaab.

Gaashaanle Dhexe Xasan C/raxmaan Aadan oo ah kaaliyaha Maxkamada Darajada Koowaad ee ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay xukunada.

Halkan hoose ka dhegeyta.

Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida