Dowlada cumaan ayaa sannad walba waxaa ay dalka somaliya geysaa raashin afurin ah oo ay ugu tala galeen umada somaliyeed ee aan waxba heysan iney ku afuriyaan raashinkaasi qeyb ka mid ah oo loogu tala galey in la gaarsiiyo 200 oo qoys ayaa sidii loogu tala galey loogu qeybiyey degmada wanleweyn ayagoo howshaasi ay fuliyeen Cabdi Wahaab, Siid Abukar Kalbaaw iyo Maxamed Gacmo dheere.
Bal nala daawada videogan.
