Dhegeyso Gudoomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose oo Ka Warbixinaya Weerarkii Xaley Ka Dhacay Xerada Laanta buuro

0
189

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelada hoose Ibraahim Aadan Cali (Najax) oo la hadlay warbaahinta ayaa faafaafhin ka bixiyey weerarkii xalay lagu qaaday Xerada Laantabuuro oo ay degenaayeen Maleeshiyada dowlada Fedaraalka.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Gudomiyaha Gobolka Shabelaha Hose