admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Maamulka jubaland oo magacaabay gudiga doorashooyinka aqalka sare

Guddoonka Golaha wakiilada Maamul GoboleedkaJubbaland, ayaa maanta magacaabay xubnaha guddiga Baarlamaanka ee qabashada doorashada Aqalka sare ee Jubbaland. Magacaabistaan uu Guddoonka Baarlamaanku magacaabay ayaa daba...

Reysulwasaraha oo soo dhaweeyey jadwalka hananka doorashada labada aqal

Raysal wasaaraha dowladda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay Jadwalka hanaanka doorashooyinka labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee ay soo saareen guddiga doorashooyinka...

Ciidamada dowlada oo howlgalo ka wada deegaano ka tirsan gobolka shabelaha hoose

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Howlgal ka dhan ah ururka Al-shabaab ka fuliye tuulooyin hoostaga degaanka Janaale ee gobolka Shabellada Hoose, gar ahaan tuulooyinka,...

Gudoomiyaha aqalka sare oo eedeyn usoo jeediyey reysulwasaare Rooble

Guddoomiyaha aqalka sare ee Soomaaliya ayaa ku eedeeyay raysal wasaare Rooble in aanu masuuliyad iska saarin xallinta khilaafka ka taagan doorashada xildhibaanada labada aqal...

Reysulwasaare rooble oo kulan qadka telfoonka la qaatey reysulwasaraha dalka qadar

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa khadka taleefanka kula hadlay dhigiisa dalka Qatar, waxaana uu kala hadlay xoojinta xiriirka labada iyo wada shaqeynta...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img