admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Maamulka jubaland oo sheegay inay diyaar u yihiin in doorashada aqalka sare ku dhacdo waqtigeeda

Maamulka Jubbaland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday iney 25 bishan qaba karaan doorashada Senatarada Aqalka Sare ku matalaya maamul goboleedka Jubbaland. Qoraalka ka soo...

Madaxweynihii hore ee somaliya oo kulan la qaatey madaxweynaha maamulka hirshabele

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa maanta kulan la qaatay madaxweynihii hore ee dalka ahna Guddoomiyaha Midowga Musharixiinta...

Gudoomiyaha maxkamada sare oo sheegey in ay geli doonaan dhamaan dacwadaha doorashooyinka

Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Soomaaliya Baashe Yuusuf Axmed ayaa sheegay in maxkamada sare ee dalka ay gali doonto cabasho kaste oo laga soo gudbiyo...

Ciidamada dowlada oo howlgalo habeenkii xaley ka sameeyey degmada hodon

Ciidamo ka tirsan Booliska & Nabadsugida ayaa waxaa ay xalay howlgallo ka sameeyeen Xaafado ka tirsan degmada Hodan ee Gobolka Banaadir, kuwaas oo dad...

Reysulwasaaraha oo kulan la qaatey xildhibanada kasoo jeeda gobolada waqooyi

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka somaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay xildhibaannada ka soo jeeda gobollada woqooyi, kuwaas oo maalmihii la soo dhaafay uu...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img