
Maamulka Jubbaland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday iney 25 bishan qaba karaan doorashada Senatarada Aqalka Sare ku matalaya maamul goboleedka Jubbaland.
Qoraalka ka soo baxay guddiga doorashada heer maamul goboleed ee Jubbaland ayaa lagu cadeeyay iney diyaar u yihiin qabashada doorashada Aqalka Sare.

