admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Alshabab oo weerar kusoo qaaday xero ay ku sugnaayeen ciidamada amisom

Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday Saldhig Ciidano katirsan kuwa Uganda ku leeyihiin degaanka Cadow Dibile oo hoostaga degmada Afgooye ee Gobolka...

Doorashooyinka gobolada waqooyi oo maanta muqdisho lagu soo gabagabeyn doono

Waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyey doorashada kuraasta gobollada waqooyi (Somaliland), taas oo lagu qabtay xarunta Dugsiga Tababarka Booliska Soomaaliyeed ee Jeneraal Kaahiye. Saddexdii...

Gudiga doorashooyinka ooka horyimid natiijada doorasha Fahad Yasin

Guddiga doorashooyinka heer Fedaraal ayaa ka horyimid natiijada doorashadii kursiga HOP 086, kaasoo shalay doorashadiisa oo ka dhacday Baledweyne uu kusoo baxay Fahad Yaasiin...

Xeer ilaaliyaha guud ee qaran oo amar ku bixiyey in la baaro heshiska batroolka ee uu saxiixey wasiirka

Xafiiska Xeer xilaaliyaha Guud ee Qaranka ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa amar ku bixiyay in la baaro heshiiskii shidaalka ee uu saxiixay Wasiirka Wasaaradda...

Reysulwasaare Rooble oo ku baaqey in afar maalmood lagu soo gabagabeeyo doorashooyinka dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maeka hore uga mahad celiyay guddiga doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee Somaliland ee Maanta soo geba-gabeeyay doorashada...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img