admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Gudoomiyaha gobolka banaadir oo ku baaqey in meel looga soo wada jeesto dadka isticmaala maandooriyeyaasha

Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna Duqa magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) oo khudbad ka jeediyey kulan ka dhacay degmada Dharkenley ayaa ka hadlay...

Reysulwasaare Rooble oo ku xigeenka wakiilka QM kala hadley xaalada abaaraha dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka somaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay ku-xiigeenka wakiilka Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha bani’aadminimada Adam Cabdulmowlaa. labada dhinac...

Diyaaradaha Dronska mareykanka oo weerarey xurumo ay alshabab ku lahaayeen gobolka hiiraan

Mareykanka ayaa qaaday weerar dhanka cirka ah oo ka dhan ah Al-Shabaab, iyagoo ku difaacayay ciidamo dowladda federalka katirsan oo lagu weeraray sugnaa meel...

Ciidamo boliis ah oo ka tirsan amisom oo soo gaaray magalada muqdisho

Dowladda Uganda ayaa Soomaaliya u soo dirtay cutubyo cusub oo ka tirsan ciidankeeda booliska ee FPU, kuwaas oo qeyb ka noqon doona howlgalka Midowga...

Gudoomiyaha maamulka gedo oo ka hadley 16 kursi ee taala degmada garbahaareey

Guddoomiyaha maamulka gobolka Gedo, Mudane Axmed Buulle Gareed oo wareysi cusub bixiyey ayaa ka hadlay doorashada 16-ka kursi ee taalla gudaha magaalada Garbahaarey ee...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img