Monthly Archives: July, 2019

Browse our exclusive articles!

Reysulwasaare Kheyre oo Maanta Magalada Dhuusamareeb Kulan Kula Qaatay Safiirada Dowladaha Saxiibada la ah Somaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dhuusamareeb kula kulmay safiirrada dowladaha saaxiibka la ah Soomaaliya ee saldhiggoodu yahay magaalada Muqdisho...

Qarax Maanta Ka Dhacay Isgoyska Nr k4 ee Magalada Muqdisho

Qarax dhawaq culus ayaa goor dhow ka dhacay koontaraalka ugu horreeya ee laga galo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee caasimaadda Muqdisho. Dhawaqa qaraxa ayaa laga...

Gudoonka Baarlamaanka oo Maanta Magacaabay Gudiga Dejinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka ah Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Caddiraxmaan ayaa magacaabay Guddi ku-meelgaar ah oo soo diyaarin doona Sharciga doorashooyinka...

Maamulka Puntland oo Xukumada Ku Eedeeyey Faragelinta ay Ku Heyso Maamul Goboleedyada

Maamulka Puntland ayaa eedeymo culus usoo jeediyay dowladda federaalka, iyada oo warsaxaafadeed maamulka ka soo baxay lagu sheegay inay ka walwalsan yihiin hab dhaqanka...

Dhismaha Wadada Isku Xirta Afgoye iyo Xamar oo Maanta Bilaabatay

Shirkad laga leeyahay dalka Turkiga ayaa maanta billowday dhismaha waddada isku xirta magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose. Dhimsha waddada ayaa waxaa...

Popular

Maxkamada racfaanka oo eedeysane siid cali ku xukuntey dil toogasho

Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil toogasho...

Shirka golaha wadatashiga oo ka furmey magalada muqdisho

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa goordhoweyd ka furmay Madaxtooyada...

Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed oo isku shaandheyn ku sameeyey qaar ka tirsan golihiisa wasiirada

Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed...

Madaxweynaha oo magacaabay gudi qaranka difaaca oo ka kooban 10 xubnood

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Subscribe

spot_imgspot_img