Monthly Archives: April, 2019

Browse our exclusive articles!

Alshabab oo Lagala Wareegay Gacan Ku Heynta Degmada Jamaame

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Kumaandoosta ee DANAB oo ay wehlinayeen Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Jubbaland ayaa saakay aroortii hore waxa...

Dhegeyso: Reysulwasaare Kheyre oo Sheegay Inay Bixiyeen 100 Milyan oo Dollar oo Deyn Ah

Ra’iisul Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya labadii sano ee jirtay ee la soo dhaafay ay kordheen dhaqaalaha...

Wasiirka Wasaarada Maaliyada oo Ka Qeyb Galay Shirka Bangiga Horumarinta Islaamka oo Ka Dhacay Dalka Marooko

Wasiirka Maaliyadda Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ka qeyb-galay shirka sanadlaha ah ee Bankiga Horumarinta Islaamka uga socda magaaladda Marrakech ee dalka...

Dhegeyso: Wasiirka Arimaha Dibada oo Dowlada Kenya Kala Hadlay Duqeynta Ay La Beegsadaan Xarumaha Isgaarsiinta

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dowladaha Kenya kala hadashay duqeymaha ay had iyo jeer ku burburiso Xarumaha Shirkadaha Isgaarsiinta ku leeyihiin gobolada Gedo...

Reer Koonfur Galbeed Goormey Ka Toosi Doonaan Hurdada Ay Ku Jiraan

Masuliyiinta iyo waxgaradka kasoo jeeda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaad mooddaa inay si fudud ku hilmaameen dhibaatooyinkii loo geystay shacabka xilligii doorashada maamulkaas, haddii ay...

Popular

Madaxweynaha oo magacaabay gudi qaranka difaaca oo ka kooban 10 xubnood

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Warar dheeri ah oo kasoo baxaya qaraxyo xalay ka dhacay magalada baydhaba

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo Bambaanooyin ah...

Hey’ada maareynta iyo masiibooyinka oo ka digtey roobab la filaayo iney ka da’aan gobolada dalka

Hay'adda Maareynta iyo Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa...

Kenya iyo somaliya oo kala saxiixdey heshiisyo wax ku ool ah

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa galinkii dambe ee Shalay...

Subscribe

spot_imgspot_img