Dhegeyso: Wasiirka Arimaha Dibada oo Dowlada Kenya Kala Hadlay Duqeynta Ay La Beegsadaan Xarumaha Isgaarsiinta

0
35

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dowladaha Kenya kala hadashay duqeymaha ay had iyo jeer ku burburiso Xarumaha Shirkadaha Isgaarsiinta ku leeyihiin gobolada Gedo iyo Jubbada Hoose.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in Kenya u gudbiyeen in ay burburiyeen 11 Xarumood oo Shirkadda Hormuud leedahay iyo laba ay leeyihiin Shirkadda Somtel.