Monthly Archives: April, 2019

Browse our exclusive articles!

Taliska Amisom oo Ka Hadlay Howlgalada Ka Socda Gobolka Shabelaha Hoose

Taliska howlgalka Midowga Africa ee AMISOM ayaa war ka soo saaray la wareegista dhowr deegaan oo labadii maalmood ee la soo dhaafay ay ciidamada...

Alshabab iyo Ciidamada Dowlada oo Maanta ku Dagaalamay Degmada Qansaxdheere ee Gobolka Baay

Dagaal qasaaro badan geystay ayaa maanta ka dhacay Degmada Qansaxdheere ee Gobolka Bay dagaalkaasi oo u dhexeeyey ciidamada dowlada iyo kuwa Alshabab. Dagaalkan ayaa bilowday,...

Gudiga Ganacsatada Xaafada Islii oo Albabada u Laabay Dhamaan Ganacsigii

Guddiga ganacsatada ee xaafadda Islii Magaalada Nairobi ayaa ku dhawaaqay mudaaharaad socon doona saddex maalmood kaasoo ay uga cabanayaan canshuurta ay dawladdu kordhisay. Guddiga Ganacsatada...

Gudoomiye Kuxigeenka Baarlamaanka Muuday oo Ka Hadlay Sax Ahaanshaha Dastuurka

Guddoomiye ku xigeenka Golaha Shacabka Cabdiwali Ibraahin Muuday ayaa sheegay in warbixinta Guddiga Dastuurka ee maanta lasoo bandhigay in laga reebay maamulka Somaliland, islamarkaana...

Kulanka Golaha Shacabka oo Maanta Furmay

Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal C/raxmaan ayaa daah furay kulanka maanta oo baaqday labadii maalin ee ugu dambeysay baaqday. Guddoomiyaha baarlamaanka ayaa jeediyay khudbad uu...

Popular

Kenya iyo somaliya oo kala saxiixdey heshiisyo wax ku ool ah

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa galinkii dambe ee Shalay...

Alshabab oo xaley soo weerarey saldhig ay ciidamada dowlada ku leeyihiin deegaanka sabiid

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar culus oo...

Ciidamada dowlada oo howlo ka dhan alshabab ka sameeyey deegaano hoostaga degmada buulaburde

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo maanta gaaray dalka kenya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa maanta gaaray...

Subscribe

spot_imgspot_img