Monthly Archives: June, 2018

Browse our exclusive articles!

Gudoomiyaha Gobolka Banadir oo Kulan La Qaatay Golaha Wasiirada iyo Lamaha Amaanka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yaarisoow ayaa uga mahad celiyey Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hay’addaha Amniga iyo bulshada ku nool Caasimadda guulaha...

Shacabka Turkiga oo Maanta Loo Dareeray Goobaha Cod Bixinta

Shacabka turkiga ayaa maanta u dareeray goobaha codabixinta ayagoo safaf dhaadheer u galay gobaha codbixinta si ay codadkooda ugu taageeraan hadba Murashaxa ay taageersan...

Dhegeyso: Cabdiweli Gaas oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Maamulka Somaliland

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta khubad dhinacyo badan taabaneysay waxa uu ka jeediyey furtaankii kal-fadhigii 41aad ee Baarlamaanka Puntland. Madaxweyne...

Alshabab iyo Amisom oo Maanta Ku Dagaalamay Wadada Isku Xirta Afgooye iyo Muqdisho

Dagaal culus oo isugu jiray Qaraxyo iyo mid toos ah ayey xalay Al-shabaab ku qaadeen kolanyo ay la socdeen ciidamada howlgalka midowga Africa AMISOM...

Bananbax Lagu Taageerayey Reysulwasaraha Dalka Itoobiya Oo Qarax Lala Beegsaday

Wararka aynu ka helyno magaalada Addib Ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in Qarax uu ka dhacay meel aan ka fogeyn goob uu ka...

Popular

Madaxweynaha dowlada federaalka oo maanta gaaray dalka kenya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa maanta gaaray...

Reysulwasaare Xamsa oo dhawaan booqan doona dalka kenya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu wadaa...

Hey’adaha dowlada oo laga mamnuucay iney meel ka baxsan dalka shir ku qabtaan

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel...

Webiga shabeela oo ku fatahay deegoono ka tirsan degmada jowhar

Warar aynu ka helyno magaalada Jowhar ee xarunta gobolka...

Subscribe

spot_imgspot_img