Monthly Archives: June, 2018

Browse our exclusive articles!

Dhegeyso: Xildhibaan Maxamed Xuseen Afaraale oo Ka Hadley Falalka Guracan ee ay Geystaan Ciidanka Dowlada

Xildhibaan Maxamed Xuseen Afaraale oo ka tirsan xildhibaanada golaha shacabka ayaa rag ku labisan dareyska milateriga dowlada ku eedeeyey in ay deeganada koonfu galbeed...

Madaxweyne Farmaajo oo Ka Qeyb Galey Kulan aan Caadi Ahayn oo Ay Igad Ku Yeesheen Dalka Itobiya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeybgalay Shirka 32-aad ee Madaxda Urur Goboleedka IGAD kaas oo lagu dhexdhexaadinayo dhinacyada isku haya...

Maxkamada Ciidanka Maamulka Jubaland oo Xukun Dil Ah Ku Fulisay 3 Nin oo Dembiyo Horey u Geystey

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee maamul goboleedka Jubbaland ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku fulisay sedex nin oo ku eedeysnaa in ay magaalada...

Dhegeyso: Ciidamo Ku Labisan Dareyska Dowlada oo Kufsi iyo Dhac Ka Geysta Deeganada Koonfur Galbeed

Todobaadyaddii u dambeeyay waxaa qeyla dhaan ay ka soo yeereysay dadka rakaabka ah ee ku safra wada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo. Dadkaa ayaa ka...

Reysulwasaraha Xukumada Federaalka Somaliya oo Xaley Magalada Oslo Kula Kulmay Jaaliyada Somaliyeed

Ra’iisal Wasaaraha xukumada federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre oo magaalada Oslo kula hadlayay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Norway ayaa faah faahin ka bixiyay heshiiskii...

Popular

Maxkamada racfaanka oo eedeysane siid cali ku xukuntey dil toogasho

Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil toogasho...

Shirka golaha wadatashiga oo ka furmey magalada muqdisho

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa goordhoweyd ka furmay Madaxtooyada...

Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed oo isku shaandheyn ku sameeyey qaar ka tirsan golihiisa wasiirada

Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed...

Madaxweynaha oo magacaabay gudi qaranka difaaca oo ka kooban 10 xubnood

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Subscribe

spot_imgspot_img