Monthly Archives: July, 2016

Browse our exclusive articles!

Dhegeyso Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Sheegey Iney Dadaal ugu JIraan Sidii La Isugu Dhafi Lahaa Ciidamada

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadlayey warbaahinta ayaa sheegey in ay dadaal ugu jiraan sidii ay isugu dhafi lahaayeen ciidamada...

Madaxweynaha Dalka Ugandha oo Sheegey In Ciidamadiisa Ay Sii Joogi Doonan Dalka Somaliya

Madaxweynaha dalka Uganda, Yuweri Museveni, ayaa sheegay in hannaan-xumo haysata istiraatijiyada howlgalka AMISOM ee Soomaaliya ay sabab u tahay inay go’aansadaan inay ku dhawaaqaan...

Dhegeyso Madaxweynaha Maamulka Ahlusuna oo Fariin U Direy Dowlada Federaalka

Madaxweynaha Maamulka Ahlu Sunna ee gobolada Dhexe Sheekh Maxamed Shaakir ayaa Waxa uu sheegay in Maamulka Ahlu Sunna muhiim ay tahay In la siiyo...

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo Xukuumada Ugu Baaqey Iney Ka War Heyso Dadka Ku Jira Xerooyinka Barakacayasha

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxda Dowlada Federaalka Soomaaliya loogu baahan yahay in ay il...

Qaar Ka Mid Ah Qaxootigii Ku Sugnaa Xerooyinka Dhadhaab oo aanta La Geeyey Dhoobleey

Xukuumadda Kenya, ayaa si Rasmi u billowday shalay inay Dalkooda dib ugu celiso Qoxootiga Soomaaliyeed ee ku jira xeryaha Dhadhaab ee Gobalka Waqooyi-Bari dalka...

Popular

Hay’ada Ocha oo sheegtey in dad badan oo soomaliyeed ay dhinteen cudur daacuunka

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan isku xirka arrimaha bini’aadan-nimada...

Gudoomiyaha xisbiga himilo oo sheegay in dalka ka qabsoomi karin doorasho aan heshiis lagu eheyn

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheikh Axmed ayaa ku...

Webiga shabeele oo ku fahatay xaafado ka tirsan degmada beledweyne

Qeybo ka mid ah Xaafadaha Xaawa taako iyo Kooshin...

Ciidamada dowlada oo howlgalo ka fuliyey deegaanka golweyn ee gobolka shabelaha hoose

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 26-aad guutada...

Subscribe

spot_imgspot_img