Monthly Archives: July, 2016

Browse our exclusive articles!

Dhegeyso:Wasiirka Arimaha Gudaha oo Beeninaaya Hadalada Sheegaya In La Lunsadey Mucaawinadii Rashinka oo Ay Turkiga Ugu Tala Gashey Somaliya

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa sheegay in ay been abuur tahay wararka sheegaya in la...

Daawo Sawir uu Amiin Maanta Ka sameeyey Odayaasha Beesha Hawiye oo Maamulka Puntland Weydisanaya Meel Ay Ku Shiraan

Amiin Camir ayaa maanta waxaa uu bogiisa kusoo qaatey odayaasha beesha hawiye oo maamulka puntland weydinaya meel ay ku shiraan taas oo micnaheeda tahay...

Dhegeyso Xildhibaan Ka Tirsan Dowlada Federaalka Qaabka oo ka Hadley Isbedelka Ku Yimid Doorashooyinka 2016

Xildhibaan C/llaahi Xasan Rooble oo ka tirsan baarlamaanka dowlada federaalka somaliya oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in ay dib u dhaceyso doorashada la...

Dhegeyso:Gudoomiyihii hore ee Degmada Marka oo Maamulka Shariif Xasan Ku Eedeeyey Iney Leexsadeen Mucawinadii Loogu Tala Galey Gobolka

Gudoomiyihii hore ee degmada Marka Maxamed Cus,aan Yariisow oo la hadley warbaahinta ayaa maamulka shariif xasan ku eedeeyey iney leexsadeen raashinkii loogu tala galey...

Dhegeyso Reysulwasaaraha Cumar Cabdirashiid oo Ka Hadley Doorashooyinka 2016 iyo 2020

R/wasaaraha dowlada federaalka somaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa waxa uu sheegay in sharciga doorashada ay ku dadaali doonaan walow uu sheegey iney adag...

Popular

Madaxweynaha oo fariin u direy ciidamada qalabka-sida

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa farriin...

Amniga magalada muqdisho oo aad loo adkeeyey

Cabsi dhanka amniga ah oo xoog leh ayaa ka...

Ciidamada dowlada oo fashiliyey weerar ay alshabab ka geysan rabtey deegaanka Baarsanguuni ee gobolka jubada hoose

Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa maamulka Jubbaland...

Shacabka degmada beledweyne oo ka cabanaya amni daro baahsan oo halkaasi ka jirta

Dadka ku nool xaafadaha Baledweyne ayaa walaac xoogan ka...

Subscribe

spot_imgspot_img